WorldRemitAds
Home Blog Page 686

The Other Somalia – Peace And Prehistory In Somaliland

The Other Somalia - Peace And Prehistory In Somaliland
Rock art at Laas Geel, and a goat herd in the Golis mountains, near Sheikh, Somaliland

SomlegalAds

In Somaliland, The Hopeful Look Skyward

In Somaliland, The Hopeful Look Skyward
Hargeisa's Egal airport is strategically placed for air links to the Gulf states. Photo (c) alamy

SomlegalAds

‘American Desis’ Podcast Explores What First Generation Immigrants Call Home

‘American Desis’ Podcast Explores What First Generation Immigrants Call Home
SomlegalAds

Deraasad Cadaysay In Haweenka Uurkoodu Afar Bilood Gaadhay Aanu Soonkoodu Waxba U Dhimayn Ilmaha

Cilmi baadhis caafimaad oo dhawaan laga sameeyay meelo ka mid ah dunidda ayaa daaha ka rogtay in aanu caafimaadka ilmaha uurka ku jira soonku waxba u gaysan haddii cimriga sedkiisu dhaafo afar bilood.

SomlegalAds

Xiisaha Wargeyska: Ku Darso Ogaalkaaga

Ku darso Ogaalkaaga In Dalka Hindiya yahay ka luuqadaha ugu badan dunida lagaga hadlo.

SomlegalAds

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga U Diray Farriin Ku Waajahan Munaasibadda 26-Ka June

Hargeysa, Somaliland, June 26, 2015, (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shacbiga u diray farriin ku waajahan munaasibadda 26-ka June oo ah maalintii koowaad ee Somaliland dawlad nimadeedda ka qaadatay Mustacmaradii Ingiriiska.

SomlegalAds

Mucaaradka Somaliland Oo Isu Kaashaday Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo Iyo Baaqa Wada Jirka Ah Ee Ay Soo Qadimeen

Hargeysa, Somaliland, June 26, 2015 (Saxafi)-Isbahaysga xisbiyad mucaaradka Somalialnd ayaa shalay sheegay in xukuumaddu ka baxday heshiishkii ay ka gaadheen wakhtiga doorashooyinka la qabanayo, isla markaana 27 July ee sanadkan ay talo qaran iskugu iman doonaan si looga arrinsaddo  sidii doorasho dalka uga dhici lahayd.

SomlegalAds

Hay’ad Caalami Ah Oo Baahisay Farriin Dad Badan Ka Cadhaysiisay Oo La Xidhiidha Guurka Hablaha

Hargeysa, Somaliland, June 26, 2015 (Saxafi)-Hay’adda SOS ayaa lagu eedeeyey inay ololle ugu jirto waxay ku tilmaamay guurka hablaha yaraanta lagu guursado taas oo ka hor imanaysa dhaqanka iyo diinta Suuban.

SomlegalAds

Qalalaase Ciidan Oo Ka Aloosan Puntland Iyo Ciidamo Hoggaamiyahoodii La Goostay

Garoowe, Soomaaliya, June 26,2015 (Saxafi)-Ciidammo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ee Soomaaliya, ayaa ka gadooday ciidamada, kuwaasoo dibadda uga baxay magaalada Garoowe, iyadoo lasoo sheegayo inay deegaanno ka tirsan Gobolka Nugaal isku hor-fadhiyaan askar ka tirsan ciidamada Puntland.

SomlegalAds

Al Shabaab Oo Imaaraatka Carabta U Dirtay Fariin Ka Dhan Ah Hawlaha Ay Ka Waddo Somalia

Al Shabaab Oo Imaaraatka Carabta U Dirtay Fariin Ka Dhan Ah Hawlaha Ay Ka Waddo Somalia

Muqdisho, Soomaaliya, June 26,2015 (Saxafi)-Afhayeenka Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay dowladda isu-tagga Imaaraadka Carabta inay kusoo biireen duulaanka lagu soo qaaday Somalia, isagoo xusay inay Muqdisho ka fulinayaan waxyaabo lid ku ah Shareecada Islaamka.

SomlegalAds