Madaxweyne Axmed Siillaanyo Oo Isku-Shaandhayn Ku Sameeyay Golihiisa Xukuumadda
”]Wasiirkii Ugu Shishlaa Golaha Wasiirada Oo Isku Shaandhayntan Xilkii Ku Waayey
Hargeysa, Somaliland, March 14, 2012 (Saxafi) – Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golihiisa wasiirada iyo qaar ka mid ah madaxda hay’adaha Dawladda, waxaanu xilalkoodii ka qaaday xubno wasiiro ah, halka qaarna uu isku bedel ku sameeyay.
Dr Gaboose Oo Markii Koowaad Dhinaca Madow Ka Eegay Buugga Dhaliilaha Xukuumadda Siilaanyo
“Markaan kuu ololaynayay waxaan aaminsanaa waa Oday halgamay oo aan cida dadkan kala jecleyn…”