WorldRemitAds
Home Tag Dayax-Madoobaad

Tag: Dayax-Madoobaad

Dayax madoobaad (Af-Ingiriis: lunar eclipse; Af-Carabi: خسوف) waa marka dhulku kala dhexgalo qoraxda iyo dayaxa. Dayaxu waxa uu iftiinka ka helaa qoraxda. Dayaxu waxa uu ku wareegaa dhulka. Dhulkuna waxa uu ku wareegaa Qoraxda. Marka muda’la joogaba waxa dhacda in dayaxa oo siddiisii caadada u ahayd ku jira wareegiisii inuu soo dhexgalo dhulku oo uu ka qariyo qoraxdii. Sidaas darteed dayax madoobaadku wuxuu ka mid yahay Aayadaha Illaahay (Subaxaana Watacaalaaye) uu ugu talo-galay inay bina aadamkiisu ku cibro qaato.

error: Content is protected !!