0
11
PropellerAds

Guddoomiyaha Madasha Oo Sheegay Inay Dacwad Ka Gudbiyeen Masuuliyiin Xukuumada Siillaanyo Ka Tirsan

Hargeysa, Somaliland, July 6,2015 (Saxafi)- Guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland, Xasan Guure Jaamac, ayaa xaqiijiyay inay dacwad Ingiriiska uga gudbiyeen masuuliyiin xukumadda Siilaanyo ka tirsan oo ay ku eedeeyeen lunsi hanti qaran.

PropellerAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)