WorldRemitAds

Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Suldaan Dhaqameed Lagu Xidhay Gobolka Togdheer

Hargeysa, Somaliland, July 6, 2015 (Saxafi)-Badhasaabka gobolka Togdheer ayaa ka hadlay Suldaan dhaqameed lagu xidhay magaalada Burco, waxaanu sheegay in suldaankaasi ku kacay falal qaran dumisnimo ah.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.