Category: Warar
-
Natiijadda Doorashada Uganda Oo Buuq Abuurtay
Kampala, Uganda. February 22, 2016 (Saxafi) – Natiijadda doorashadii madaxtinimada iyo baarlamanka dalka Uganda ee qabsoontay Khamiistii, ayaa buuq xoog lehi ka taagan yahay, kadib markii la sheegay inuu ku guulaystay Madaxweyne Yoweri Museveni markii shanaad ee talada waddankaasi.
-
Guddoomiyaha Kulmiye Oo Ka Hadlay Khilaaf La Weriyay Inuu Ka Dhexeeyo Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Salaadiin Loo Xidhxidhay Weerarkii Diiwaangelinta
“Waa waajib in labada Xibsi goobta (Diiwaangelinta) joogaan, Xisbiga ka habsaamay isaga ayaa eedda leh” Hargeysa, Somaliland, February 21, 2016 (Saxafi) – Guddoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye Muuse Bixii Cabdi ayaa ka hadlay, ajandaha uu daraana safarkii ay ku tageen gobolka Awdal iyo deegaanada hoos yimaada.
-
Madaxweyne Siillaanyo Oo Guddiyo Magacaabay
Hargeysa, Somaliland, February 21, 2016 (Saxafi) – Madaxweyne Axmed Maxamed Siillaanyo ayaa shalay magacaabay guddiyo oo ka kala shaqayn doonta Ictiraaf raadinta iyo guddida qabanqaabadda xuska 25aad ee madax banaanidda Somaliland.
-
Doorashaddii Dalka Uganda Yaa Ku Guulaystay?
Kampala, Uganda, February 21, 2016 (Saxafi)-Guddiga doorashooyinka Qaranka Uganda ayaa galinkii dambe ee shalay ku dhawaaqay natiijadii kama dambeysta ahayd ee Doorashaddii madaxtinimada, waxaana ku guulaystay Madaxweynaha Muddada Dheer Xukumayay Dalkaas ee Yoweri Kaguta Museveni uu ku Guuleystay Doorashada Madaxnimo ee Uganda.
-
Madaxweynaha Somalia Oo Sheegay Inuu Joojinayo Qaadka
Muqdisho, Soomaaliya, February 21, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa sheegay inuu damacsan yahay inuu qaadka yimaadda wadanka Soomalia uu yareeyo, isla markaana ku soo rogo cashuur badan.
-
Nuur Cabdi Caydiid: Mujaahid Taageero U Baahan
Hargeysa, Somaliland, February 21, 2016 (Saxafi) – Mujaahid Nuur Cabdi Caydiid oo ka mid ahaa mujaahidiintii SNM ee halgankii dheraa usoo galay dib u xorayntii jamhuuriyada Somaliland isla markaana wakhti xaadirkan ku nool magaalada Hargeysa ayaa la ildaran xanuunka dhimirka, taageerana u baahan.
-
Eng. Xuseen Deyr Oo Xilkii Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga Ah Kala Wareegay Dr. Muuse Qaasim
Hargeysa, Somaliland, February 22, 2016 (Saxafi) – Wasiirka cusub ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige (Xuseen-Dayr), ayaa shalay si rasmi ah xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda ganacsiga Dr. Muuse Qaasim Cumar.
-
Hay’adda Halo Trust Oo Lagu Eedeeyay Inay Baabuur Somaliland Loogu Talagalay Ula Guurayso Somalia
Hargeysa, Somaliland, February 19, 2016 (Saxafi) – Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Miino saarka qaranka Maxamed Axmed Xaashi Weere, ayaa Hay’adda Miinno saarka ee Halo Trust ku eedeeyey in baabuur magaca Somaliland lagu keenay ay doonayso inay Soomaaliya geyso.
-
Golaha Wasiiradda Somaliland: Mushaharka Shaqaalaha Dawladda Iyo Golayaasha Qaranka Oo Lacag Looga Jarayo Abaaraha
Hargeysa, Somaliland, February 19, 2016 (Saxafi) – Shirkii golaha Wasiiradda Somaliland oo uu shirgudoominayey madaxweyne Axmed Maxamed Siillaanyo ayaa shalay lagaga dooday sidii wax loogu qaban lahaa dadka ay saameeyeen abaaraha dalka ka jiraa.
-
Wefti Faransiis Ah Oo Ay Ku Jiraan Madaxda Shirkadda Bollore Ee Doonaysa Dekedda Berbera Oo Dalka Soo Gaadhay
Hargeysa, Somaliland, February 19, 2016 (Saxafi) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu shalay Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda Shirkada Bollore oo ka mid ah shirkado doonaya inay maalgeliyaan dekeda Berbera.