WorldRemitAds

Ismana Bartaan, Mana Kala Baydhaan!

W/Q. Cabdiraxmaan Cismaan

Ilaa yaraantii waxaanu ahayn kuwo meel iyo madal qudha ku koray kuna soo wada barbaarey. Ciyaar iyo ciyaalnimaba waanu soo wada qaadannay. Wax kasta oo waalidku noo keeno waanu wadaagi jirnay; waxay ii ahayd walaal aan ku farxo oo kale: wehelkayga u badan iyada ayuu ahaa. Iskuulkana waanu isku kursi xignay, markasta dhinaca ay u guurto ayaan ka daba tegi jiray mana…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.