0
PropellerAds

Madax Dhaqameedka Reer Buuhoodle Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Gubista Taawirada Shirkadaha Isgaadhsiinta

Buuhoodle, Somaliland, June 23, 2015 (Saxafi)-Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka reer Buuhoodle ayaa si adag u dhaliilay kooxdii dablayda ahaa ee gubtay Taawiradda shirkadda Telesom iyo SOMTEL oo ay ku eedeeyeen inuu ka dambeeyey madaxweyne ku xigeenka kooxda Khaatumo iyo xubno kale oo u dhow dhow.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.