Guddoomiyaha, ahna Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii u horeysay ka hadlay natiijadii Diiwaangelintii codbixiyeyaasha doorashooyinka ee dhowaan Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland shaaciyay.