Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Jawaabay Warbixin Ka Dayrisay Nolosha Qaxootiga Yemen Ee Berbera
Berbera, Somaliland, June 22, 2015 (Saxafi) – Maamulka gobolka Saaxil ayaa sheegay in aanay jirin waxba ka jirin eedda ay soo jeedisay hay’adda xuquuqda aadanaha ee xustay in dadka yemeniyiinta ku dhibaataysan yihiin Somaliland.