Ku Darso Ogaalkaaga: Nebiyadii Alle Da’dii Uu Mid Walba Jiray Iyo Halkii Uu Ku Geeriyooday

WorldRemitAds

Qof kasta oo Islaam ah, waxa sida diinteenu ina fartay ku waajib ah, inuu barto shan iyo labaatan ka mid ah anbiyadii (Nabiyadii), Alle u soo diray dunida, waxaanay 25-kaa Nebi ka bilaabmaan Nabiyullaahi Aadam oo ahaa Aabihii aadamiga, waxaanay ku dhamaadaan, Rasuulkeeni Maxamed (NNKHA), oo isagu ahaa Khaatimul Anbiyaa iyo ka ugu khayrka badan dhamaan khalqiga Alle (SW).

WorldRemitAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.