Hargeysa, Somaliland, June 26, 2015 (Saxafi)-Isbahaysga xisbiyad mucaaradka Somalialnd ayaa shalay sheegay in xukuumaddu ka baxday heshiishkii ay ka gaadheen wakhtiga doorashooyinka la qabanayo, isla markaana 27 July ee sanadkan ay talo qaran iskugu iman doonaan si looga arrinsaddo sidii doorasho dalka uga dhici lahayd.
Home Wararkii U Dambeeyay