Sawirka Maanta: Saandawiijka Diinka

0
PropellerAds

Muuqaalka Diin aad u yar oo inta Hamburger-ka la cuno loo ekaysiiyay, la doonayay in kootarabaan ah looga saaro dalka Shiinaha oo la qabtay, diinkan Hamburger-ka loo ekaysiiyay ayay shaqaalaha kastamada dalka Shiinuhu ku guulaysteen inay qabtaan, ka dibna ninkii qarsoodiga dalka Uga saarayayna la xidhay.

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.