WorldRemitAds

Muuqaalka Madaxweynaha Maraykanka oo Ciyaaraya ciyaar dhaqameedka Janaadariyada Sucuudiga, Madaxweyne Donald Trump ayaa isagoo sita seefta dhaqanka u ah Carabta la ciyaarayay boqorka Sucuudiga Amiir Salmaan Bin Cabdi Casiis Aala Sucuud, waxaanu sawirkani noqday kii ugu saamaynta badnaa, ee faalooyinka ugu badan laga bixiyay, waxaanay dad badani tilmaameen in Donald Trump uu qaatay seeftii uu carabta ku caayi jiray.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.