Shirkadda Ku Guulaysatay Tobabarka Ciidan Gaar U Ah Shirkadaha Shiidaalka Baadhaya Oo Wargeyska SAXAFI U Sheegay Inay Xukuumadda Somaliland Ka Sugayaan Ciidankii

0
PropellerAds

Shirkadda Ku Guulaysatay Tobabarka Ciidan Gaar U Ah Shirkadaha Shiidaalka Baadhaya Oo Wargeyska SAXAFI U Sheegay Inay Xukuumadda Somaliland Ka Sugayaan Ciidankii

“Waxanu ka war sugayna xukumadda Somaliland inay noo soo gudbiso qandaraaskii si aanu hawshii u bilawno” Gudoomiyaha Geeska Africa u qaabilsan shirkada Saladin Security Simon Falkner.
“Ila imika waxa aanu ka war sugayna dhinaca xukuumadda ee ku saabsan qandraaskaas tobabarka aanu u bandhignay shirkado badan, markaa shirkadan Saladin Security waa…” Aadan Sugaal gudoomiyaha Guddida Qandaraasyadda…

View On WordPress

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.