WorldRemitAds

Badhasaabka Gobolka Selel Oo Sheegay In Qaxooti Cusub Oo Yemen Ka Soo Cararay Soo Gaadheen Saylac

Saylac, Somaliland, July 2, 2015 (Saxafi) – Badhasaabka Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay inay soo gaadheen Qaxooti ka soo caymaday Yemen kuwaas oo tiradoodu tahay afar iyo toban qof.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.