WorldRemitAds

Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Si Adag Uga Hadlay Hay’addo Maalgeliyay Boodhadh Ka Dhan Ah In Hablaha Hore Loo Guursado

Hargeysa, Somaliland, July 2, 2015 (Saxafi) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa ka hadlay boodhadhka lagu daacabay wadooyinka ee sheegaya in hablaha hore loo guursadaa ka hor imanayo xaquuqda bani aadamka.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.