WorldRemitAds

Beyteriyo Nukliyeer Laga Sameeyay Oo Tobanaan Sanadood Dabkoodu Shaqaynaya Iyagoon La Buuxin

Warbaahinta arrimaha tignoolajiga dunida iyo waxyaabaha ku cusub ikhtiraaca aadamiga ka waranta ee aduunka, ayaa baahiyay, guul iyo horumar wayn oo saynis yahanada Ruushku ka gaadheen, farsamada nukliyeerka salmiga ah, waxaanay muddooyinkii ugu danbeeyay ikhtiraaceen, waxyaabo badan oo laga farsameeyay Nukliyeer oo hab nabad gelyo loo isticmaali karo.

WorldRemitAds

Leave a Reply (Wixii Talo ah noo soo gudbi)

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.