WorldRemitAds

Madxweynaha Somalia Oo Ka Hadlay Mar Kale Muddo Kordhin Laga Baqayo In Loo Sameeyo

Muqdisho, Somaaliya, June 29,2015 (Saxafi)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in Somalia ay doorasho ka dhacdo Sannadka 2016-ka.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.