WorldRemitAds

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Muwaadiniin Shil Gaadhi Ku Geeriyooday Shalay

Shil_Gaadhi_Hargeysa_SomalilandHargeysa, Somaliland, June 29, 2015 (Saxafi)-Alla ha u naxariistee waxa shil gaadhi shalay ku geeriyoooday Wariye Maxamed Daa’uud Yuusuf, agaasimihii qorsheynta wasaaradda Maaliyadda Wali Daa’ud Cigaal iyo askari ilaalinayey wasiirka Maaliyadda.

Wariye Maxamed Daa’uud Yuusuf oo ka tirsanaa telefishanka Horn Cable, Wali Daa’uud Cigaal oo ahaa sarkaal ka tirsan wasaaradda maaliyadda iyo Muuse Cali…

View On WordPress

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.