WorldRemitAds

Muuse Biixi Oo Hadalka Mucaaradka Ku Sifeeyay Mid Aan Wax Ka Soo Qaad Lahayn

Hargeysa, Somaliland, July 7, 2015 (Saxafi) – Hogg aamiyaha Xisbi xaakimka Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa mawqifka Mucaaradka ee ah inaanay xukuumadda aqoonsan doonin bacda 27 July ku tilmaamay hadal aan wax ka soo qaad lahayn, waxaanu bulshada u soo jeediyay inay is dejiyaan oo aanay hadalkaasi dheg u dhigin.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.