Hargeysa, Somaliland, June 30, 2015, (Saxafi) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay inuu Siyaasiyiinta xasuusinayo inay cayda iyo qabyaaladu ay tahay wax dhaqankeena ka caagan.