Home Videos
Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland, ahna Musharax u taagan Mansabka Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE, Maxamed Biixi Yoonis ayaa xilkii wasiirnimo maanta iska casiley, balse waxa uu sheegay inuu sii wadayo musharaxnimadiisa jagada Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE.