Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo oo goor dhoweyd saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in wasiirada iscasilay ay xaq u leeyihiin, halkoodiina ay cid kale soo geli doonto.
Home Maqal i& Muuqaal