WorldRemitAds

Xogo Daboolka Ka Qaaday Sirdoonka Waddamo Carbeed Oo Isku Kaashaday Khaarajinta Madaxweyne

Washington DC, USA, June 25,2015 (Saxafi)-  Sirdoonka Dalalka Masar iyo Suudaan, ayaa isku-dayey Qorshe ay doonayeen inay ku khaarajiyaan Madaxweynaha waddanka Koonfurta Suudan Salva Kiir iyo Sarkaal ka tirsan shaqaale hoosaadkiisa, iyada oo haya’daha Sirdoonka labada waddan taageero ka helaya dowladda Boqortooyada Sucuudiga.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.