WorldRemitAds
Daawo Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda, Sacad Cali Shire iyo Axmed Faarax Caddare, ayaa dawladda Hoose ee Hargeysa ee hoggaaminayo Maayarka Caasimadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ku amaanay waxqabadka iyo dedaalka ay muujiyeen ee ay ku horumarinayaan bilicda Caasimadda.

Wasiirada Arrimaha Dibadda iyo Cadaaladda

Daawo Wasiirada Arimaha Dibada iyo Cadaalada Somaliland Oo Amaan u Soo Jeediyey Dawlada Hoose ee Caasimadda

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.