Hargeysa, Somaliland, July 2, 2015 (Saxafi) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa ka hadlay boodhadhka lagu daacabay wadooyinka ee sheegaya in hablaha hore loo guursadaa ka hor imanayo xaquuqda bani aadamka.