Wasiirkii Hawlaha Guud ee Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa isna iska casiley xilkii wasiirka Hawlaha Guud, kaas oo sheegay in sababta uu isku casiley tahay Madaxweyne Siillaanyo oo cid gaar ah u xidhay murashaxnimadii xisbiga KULMIYE ee lagu tartami lahaa.
Home Maqal i& Muuqaal