Nairobi, Kenya, July 7, 2015 (Saxafi)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa beeniyey inuu jiro wax heshiish ah oo uu la saxeexday Soomaaliya, isla markaana waxa uu eed u soo jeediyey wasiirka Madaxtooyadda oo uu sheegay inuu qirtay wax aan jirin.
Home Wararkii U Dambeeyay