Waa mid ka mid ah magaalooyinka ugu qaddiimsan caalamka, waana magaalada labaad ee Suuriya marka laga reebo Caasimada Dimishiq.
http://www.youtube.com/watch?v=KhVizCrkrtw
Sidoo kalena Xalab waa magaalada ganacsiga ee dalkaasi iyadoo ah ta ay dadka ugu badani ku nool yihiin iyadoo waxii ka horeeyey kacdoonkii carabta ee 2011 hoy u ahaan jirtay illaa 4.5 dad ah, hay’adda UNISCO-na waxay safka hore ka gelisay magaalooyinka raadadka taariikheed leh, mudo tobaneeyo sano ka hor ah ayay ahayd markii loo aqoonsaday inay tahay caasimada dhaqanka islaamka