Hargeysa, Somaliland, September 7, 2016 (Saxafi) – Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maalintii Axadii toddobaadkan Gaadhi Land Cruiser ah ku wareejiyay Maamulka degmada cusub ee Bali Mataan oo ka tirsan gobolka Maroodi-Jeex, taas oo uu Maayarku xafladdii Wanqalka degmadaas ugu balanqaaday.
Home Arrimaha Bulshada
Maayarka Caasimadda Somaliland Ee Hargeysa Oo Baabuur Cusub Ku Wareejiyay Degmada Bali Mataan
![](https://i0.wp.com/saxafimedia.com/wp-content/uploads/2016/09/img_7825.jpg?fit=750%2C500&ssl=1)