WorldRemitAds

Maxamed Kaahin Axmed, guddoomiye xigeenka koowaad ee xisbiga Kulmiye, ayaa ku dooday in musharaxiinta isbahaystay diidmadooda shirka Kulmiye tahay arrin u baahan in la baadho.Mj.-Maxamed-KaahinWaxa uu sheegay in arrintoodu ka qoto dheer tahay arrimaha ay diidan yihiin, isagoo yidhi “ baroortu orgiga ka weyne, arrinka meesha ku jira waxay u baahan tahay in hoos loogu daadago,” ayuu yidhi isagoo ka jawaabaya qaadacaada musharaxiinta isbahaystay ku diideen ka qayb galka shirka Kulmiye.
Mujaahid Maxamed Kaahin, wuxuu ku dooday inaanu xisbiga Kulmiye ahayn mid Muuse Biixi loogu shaqaynayo, madaxweyne Siilaanyo-na aanu u shaqaynayn Muuse, balse xisbigu yahay mid lagu tartamayo

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.