Guddoomiyaha Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska, Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-Saalax), ayay xaaladiisa caafimaad aad u soo fiicnaanaysa kadib markii shalay qalliin fudud lagu sameeyay, isagoo hadda jiifa Cusbitaalka Gargaar ee magaalada Hargeysa.
![Kooxda Xidigaha Geeska](https://i0.wp.com/saxafimedia.com/wp-content/uploads/2015/12/Laabsaalax-300x169.jpg?resize=300%2C169)
Halkan hoose ka daawo:
Laab Saalax: Talooyin Uu I Siiyay Cawke!