WorldRemitAds

Hargeysa, Somaliland, July 10, 2018 (Saxafi) – Ciidanka Dab-demiska Caasimadda Hargeysa ayaa subaxnimadii hore ee shalay ka hawlgalay dab ka dhacay Degmada 26 June Ee Magaalada Hargeysa.

Dabkan ayaa noociisu ahaa Guri daar ah kaas oo ahaa xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa ay ku bixiyaan kharashaadka. Xaruntan ayaa waxaa yaalay hanti aad u badan, maadaama ay yaaleen Qayb ka mid ah mushaharka shaqaalaha Wakaalada Biyaha.

SomlegalAds

Ciidanka Dab-demiska ayaa hawlgalka ku guuleystay, waxaana ciidanku ka xakameeyay Dabkaa, iyadoo ciidanku soo badbaadiyay Hanti ahayd Laba Joonyadood oo lacagta  Shilinka Somaliland ah.

Hawlgalkan ayaa waxaa hogaaminayay Taliye Xigeenka Ciidanka Dab-demiska, waxaana hawlgalkaasi ku soo dhamaaday Guul.

Ciidanka Dab-demiska Caasimadda Hargeysa ayaa subaxnimadii hore ee shalay ka hawlgalay dab ka dhacay Degmada 26 June Ee Magaalada Hargeysa.

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.