WorldRemitAds
Hambalyo – Annagoo ah bahweynta xannaaneynta dhaqaalaha wax soo saarka qarankeenna ee xoolaha  nool, waxaanu si niyadsami ah aan kuugu hambaliyeynaynaa, oo aanu mar kallena kugu bogaadineynaa magacaabista wasiirka  cusub ee bahadayadan oo run ahaantii in badan u fadhidey maamul iyo maan toosinba.

Sidaas-awgeed, waad noo asiibteen, Alle wasiirka ha garab galo, annguna dhammaan waanu kaa guddooney, waxayna ballanni naga tahay oggolaanshaha rabbi in aanu si buuxda ula toosino laf-dhabarta qaranka ee muddo,soo qalloocdey.
Muddane madaxweyne, qaybtan  xooluhu waxa kale oo ay kaaga marti tahay inaad wax si toos  ah gacan uga  geysato aqoontaadda gaarka ah ee aad u leedahay cilmigga dhaqaalaha, maamulkaagguna noo fududeeyo qorshe hawleedyo hinddisaha mashaariic dhawr ah, kuwaasoo in muddo ahba nagu fadhiyey. kuwan madaxweyne waxaanu usoo bandhiggi doonaa  wasiirkayaggan cusub inshaallah si bal godka uga soo saaro kuulana wadaaggo.
Muddane, wasiirkan(Cabdillaahi Maxamed Daahir maalbaas/signor Cukuse , waxa uu soo dhexgalay hawlo, qabyo iyo qormooyin cusub  oo intuba tiro badane, waxaan afeef horaad kugu dhiganeynaa in xaggaaga looga fududeeyo, ayadoo halkan heeggan buuxa aanu u wada nahay. Muddane, madaxweyne bahdu dhammanteed wey u mahadnaqeysaa adiga maamulkaaggababa
 Af-haayeenka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dr.  Axmed Yuusuf Cusmaan (Gabalaax)
Muddane madaxweyne, qaybtan  xooluhu waxa kale oo ay kaaga marti tahay inaad wax si toos  ah gacan uga  geysato aqoontaadda gaarka ah ee aad u leedahay cilmigga dhaqaalaha, maamulkaagguna noo fududeeyo qorshe hawleedyo hinddisaha mashaariic dhawr ah, kuwaasoo in muddo ahba nagu fadhiyey. kuwan madaxweyne waxaanu usoo bandhiggi doonaa  wasiirkayaggan cusub inshaallah si bal godka uga soo saaro kuulana wadaaggo.
Muddane, wasiirkan(Cabdillaahi Maxamed Daahir maalbaas/signor Cukuse , waxa uu soo dhexgalay hawlo, qabyo iyo qormooyin cusub  oo intuba tiro badane, waxaan afeef horaad kugu dhiganeynaa in xaggaaga looga fududeeyo, ayadoo halkan heeggan buuxa aanu u wada nahay. Muddane, madaxweyne bahdu dhammanteed wey u mahadnaqeysaa adiga maamulkaaggababa

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.