WorldRemitAds
Hargeysa, Somaliland, December 8, 2015 (Saxafi) – Guddoomiyaha golaha Guurtidda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shalay magacaabay Xogyaha Guud ee golahaasi  kaasi oo bedeli doonna Cabdilaahi Dheere oo loo magacaabay wasiirka waxbarashadda.

Guddoomiyaha GuurtidaGuddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa u magacaabay xoghayaha cusub Cabdinaasir Aadan Beegsi.
Xoghayaha guud ee cusub ee golaha Guurtidda Cabdinaasir Aadan Beegsi, ayaa qoraalka lagu magacaabay lagu sheegay inuu yahay aqoonyahan buuxin kara booskaasi,isla markaana golaha Guurtidda la shaqayn kara.
Guurtida

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.