WorldRemitAds

Hargeysa, Somaliland, December 28, 2016 (Saxafi) – Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo shalay ka hadlay madal Xisbiga KULMIYE deeq lacag ah ku wareejiyay Guddida Abaaraha gobolka Togdheer, ayaa ka waramay qorshaha Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siillaanyo ee Somaliland uga yaal dadka xooluhu kaga madheen ama ku caydhoobay Abaaraha ba’an ee dalka ka jira.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.