Xidiga Reer Masar iyo Kooxda Liverpool Maxamed Salaax ayaa dhaawac halis ah ka soo gaadhay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Horyaalka Yurub oo magaalada Kiev ku dhexmaraysa Liverpool iyo Real Madrid.
Ramos knew exactly what he was doing on Mo Salah. Cheating once again Madrid.
— Anfield Press (@AnfieldPress) May 26, 2018
He was on a mission to get #Salah pic.twitter.com/NN9KV89bFz
— Mohamed Rachid (@MBRachid) May 26, 2018
Dhaawacan oo kalxanta garabka midig ka soo gaadhay Maxamed Salaax kadib markii uu difaaca Real ee Ramos oo khalad waadix ah ku galay.
Maxamed Salaax ayaa isagoo ilmaynaya ka baxay garoonka kadib markay u suurto geli weyday inuu ciyaarta sii wado.
Death stare, #Ronaldo intimidating #Salah pic.twitter.com/DewlMV2TO2
— El Comandante (@ElComandante84) May 26, 2018
https://twitter.com/JuanDirection58/status/1000462157547421697
Wargeyska Metro ayaa daqiiqado ka hor ciyaarta soo sawiray sawir muujinaya Cristiano Ronaldo oo hoosta ka khaawisaya Maxamed Salaax intaanu garoonka gelin taas oo muujinaysay cabsida Real Madrid ay ka qabtay Maxamed Salaax, una ekayd eegmo Cawri ku dheehan tahay.
https://twitter.com/H4ZARDCS/status/1000461942937436160
Ciyaarta ayaa weli barbaro maraysa 0-0 ay isku mari la’yihiin inkastoo ay muuqato in la tebay durba Maxamed Salaax.
Qaybtii hore ee ciyaarta ayaa hadda ku soo geba-gabowday 0-0 ay barbaro isku mari la’yihiin Liverpool iyo Real Madrid.
Qaybtii labaad ayay si weyn u muuqatay in Maxamed Salaax qayb weyn ka ahaa guul ay Liverpool gaadho, waxaanay Real Madrid keensatay goolkii ugu horeeyay, kaas oo uu daqiiqadii 52aad u dhaliyay Karem Benzema, kadib khalad uu sameeyay goolhaya Liverpool, hase yeeshee Sadio Mane oo dedaal badan sameeyay ayaa goolkii barbaraha u dhaliyay Liverpool daqiiqadii 55aad, kaas oo mar kalena birta goolku u diiday goolkii labaad, hase yeeshee Tababare Zidane ayaa bedel uu sameeyay waxa uu soo geliyay Gareth Bale, kaas oo daqiiqadihii 64aad iyo 83aad dhaliyay laba gool oo ay guusha ku heshay Real Madrid, waxaanay ciyaartii ku soo geba-gabowday 3-1 ay Real Madrid kaga guulaysatay Liverpool ciyaartii kama-dambaysta ahayd ee Horyaalka Yurub (Champions League), sidaasna ay ku hantiday koobkii Horyaalka Yurub ee Xilli-ciyaareedka 2017/18.
Ugu dambayn waxaa isweydiin leh cawridii Cristiano Ronaldo ee Maxamed Salaax miyey shaqaysay?
Maxamed Salaax quluubta dadka ayaa raacday, laakiin kubadda ayaa noocaas ah.
Heartbreak for Mohamed Salah. #UCLfinal pic.twitter.com/Qazm4iXo1y
— KVNGLEXZY (@KVNGLEXZY) May 26, 2018
The last hand Salah wants to shake.#OptusSport #ChampionsLeagueFinal2018 pic.twitter.com/R0weaj610c
— Optus Sport (@OptusSport) May 26, 2018
https://twitter.com/BBCSport/status/1000457942846537729
Baraha Bulshada ayaa markiiba waxaa si weyn looga dareemay niyad-xumada ka dhalatay dhaawaca Maxamed Salaax, iyadoo aad is odhan karayso dunidaba waxay la socotay oo ay taageeraysay ciyaaryahankan Muslimka ah ee quluubta dadka intooda badan soo jiitay.
I hope from the bottom of my heart Mohamed Salah can play in the World Cup. Culturally he has brought people from all types of backgrounds together. A humble guy with the hope of a nation resting on him. Inshallah he will lead the Pharoahs.
— DaveOCKOP (@DaveOCKOP) May 26, 2018
Very sad for Liverpool the more dangerous side until Salah was assaulted. Whatever @rioferdy5 says, 0 doubt they purposely hurt him #RMALIV
— Omid Djalili (@omid9) May 26, 2018
Even more proof today there is no success without Salah
— W47id (@w47id) May 26, 2018
Mo Salah was having the season of his life and that fucking colonizer Sergio Ramos came with the dirty play. Took him out champions and the World Cup. Fuck him
— Lil Romeo-Santos (@speakz) May 26, 2018