WorldRemitAds
Boorama, Somaliland, February 15, 2016 (Saxafi) – Masuulyiinta ugu sarreysa xisbiyada Siyaasadda ayaa qaar ka amid ahi socdaal shaqo ku gaalaa bixiyeen deegaanadda xeebaha galbeedka ee dalka, halka qaar kalena dib ugu soo laabteen caasimadda markii ay halkaasi soo mareen.

Guddoomiyayaasha xisbiyada WADDANI iyo Kulmiye oo goor hore oo shalay ahayd ka ka jarmaaday Boorama ayaa gaadhay degmooyinka Saylac iyo Lughaya, halka Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee UCID-na haatana dib ugu soo jeedo caasimadda dalka  isagoo ka soo kicitimay magaalada Lawyacaddo.
Weftiyadda WADDANI iyo Kulmiye ayaa warku sheegay in deeganada ay sii marayeen ee ku teedsan jidka Jabuuti iyo Somaliland ay ka wadeen kormeer soo eegayay sida hawsha diiwaangelintu u socoto iyo dhibaatooyinka jira. Masuulyiinta labadan xisbi ayaa sidoo kale  goobahaasi ay marayeen u qaybinayey raashin iyo biyo kuleylka abaarta ka qaboojiya inta diiwaangelintu ka socoto goobahaasi.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.