WorldRemitAds
Orodyahan ka Asal ahaan ka soo jeeda dalkeena Somaliland Maxamed Faarax “Mo Farah” ayaa Maalinti shalay soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee dalka Ethiopia, halkaas oo uu ku qaadan doono tababarka uu ugu diyaar garoobayo ciyaaraha Olompikadda adduunka ee dalka Brazil lagu qaban doono sanadkan 2016.

Maxamed Faarax ayaa ka hadlay inuu jecelaan lahaa inuu tobabar ku qaato dalkiisa dhabta ah ee Somaliland, gaar ahaan magaaladda Laascaanood oo cimilo ahaan aad ugu fiican inay orodyahanadu tababarka ku qaataan.  
Magaaladda Laascaanood ayaa ah magaaladii uu ka soo jeeday orodyahankii caanka ahaa ee Soomaaliya oo qaaday orodkii magaaladda Roma ee sannadkii 1982-kii Cabdi Bille Cabdi, kaas oo uu Maxamed Faarax ku sheegay in uu yahay kii labaad ee isaga bedelay.
Orodyahan Mohamed FarahOrod yahanka dalka England matala ee Maxamed Faarax ayaa waxaa uu tababar ku qaadan doonaa dalka Ethiopia, halkaas oo ah meel cimilo ahaan ku wanaagsan tababarka orod yahanada caalamka kadibna waxa uu tegi doonaa dalka Brazil.
Maxamed Faarax ayaa ka hadlay inuu jecelaan lahaa inuu tobabar ku qaato dalkiisa dhabta ah ee Somaliland, gaar ahaan magaaladda Laascaanood oo cimilo ahaan aad ugu fiican inay orodyahanadu tababarka ku qaataan.  
Magaaladda Laascaanood ayaa ah magaaladii uu ka soo jeeday orodyahankii caanka ahaa ee Soomaaliya oo qaaday orodkii magaaladda Roma ee sannadkii 1982-kii Cabdi Bille Cabdi, kaas oo uu Maxamed Faarax ku sheegay in uu yahay kii labaad ee isaga bedelay.
Orod yahanka dalka England matala ee Maxamed Faarax ayaa waxaa uu tababar ku qaadan doonaa dalka Ethiopia, halkaas oo ah meel cimilo ahaan ku wanaagsan tababarka orod yahanada caalamka kadibna waxa uu tegi doonaa dalka Brazil.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.