WorldRemitAds
Laascanood, Somaliland, March 06, 2016, (Saxafi) – Saq-badhkii habeen hore ayaa waxaa magaaladda Laascaanood laga maqlay rasaas xoogan oo ay is waydaarsadeen ciidamada booliska.

Sida warku sheegay ciidamadda ka hawlgala Magaalada laascaanood gaar ahaan ciidamo ka tirsan saldhiga dhexe iyo ilaalada Taliyaha Qaybta booliska Axmed Gacma yare ayaa rasaastu dhexmartay.
Rasaasta oo dhacaysay mudo kooban ayaa waxaa ku dhaawacmay askar ka tirsan ciidamada booliska Subaxnimadii hore ee shalay ayaa weriyayaal booqday waxaa ay ku arkeen saldhiga dhexe oo ka muuqatay rasaas.
Ismaandhaafkan ayaa la wariyay inuu ka dhashay askar amar diido sameysay oo taliyaha Qaytu damcay inuu xidho.
Maamulka Gobolka Sool iyo taliska Booliska ayaan midna ka hadal dhacdadan oo lagu baahiyay shabakadda wararka Intarnetka.
Rasaasta oo dhacaysay mudo kooban ayaa waxaa ku dhaawacmay askar ka tirsan ciidamada booliska Subaxnimadii hore ee shalay ayaa wariyayaal booqday waxaa ay ku arkeen saldhiga dhexe oo ka muuqatay rasaas.
Ismaandhaafkan ayaa la wariyay inuu ka dhashay askar amar diido sameysay oo taliyaha Qaytu damcay inuu xidho.
Maamulka Gobolka Sool iyo taliska Booliska ayaan midna ka hadal dhacdadan oo lagu baahiyay shabakadda wararka Intarnetka ee Hadhwanaag.

SomlegalAds

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.